23 November, 2010

GEERIDA MARXUUM MAXAMED XASAN YAASIIN

GEERIDA MARXUUM MAXAMED XASAN YAASIIN

Anigoo ku hadlaaya magaca reer Cabdi Carwo iyo kan xaaskayga Amaal Cumar Carte waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta uu MARXUUM MAXAMED XASAN YAASIIN  ka tegay meel kasta oo ay joogaanba . Si gaar ah waxaan u tacsiyadeynayaa reer Xasan Yaasiin iyo tafiirtooda, iyo dhammaan reer  Yaasiin Dheere.

Marxuum Maxamed oo xajka ka soo laabtay ayaa gaadhi kula qalibmay dariiiqa Berbera isagoo Hargeysa ku soo socday. Iyadoon geerida la baajinayn, ayey kala haboontay xiliga la dhintaa. Tanina waxay ka mid tahay kuwa ugu fiican, ee adduunka Alle jecel yahay ku geeriyoodo.  

 Waxaan Illaahay uga baryayaa inuu u naxariisto oo uu janatal fardows ku abaal mariyo, innagana dhammaan inaga siiyo samir iyo Iimaan.

Ahmed Arwo
Hargeysa
409 6421


http://samotalis.blogspot.com/

No comments: