Dhanxiir iyo Deeq bixiyayaasha Maansha Allaah; Alleylehe waa kuwaa reer Yurub Ilaahay inooga nixiyey ee balan qaaday inay gaalo oo dhan xoolahooda ku taageeri doonaan dib-u-dhiska Somaliland, doorkan dhayal maahee nin waloowba jeebado waaweyn sii tollo, ta kale xinka Soomaaliweyn iyo Carabahan casiirka uurtu ku weynaantay waa in Land-tu god walba u gasho. Weger; Adeer Ilaahay baa deeq-bixiyee, gaalo waxba iima soo side dhallaanka maskaxda ha kaga ciyaarin, saancadaalayaashan aad sheegaysana waxay keeni lahaayeenba roobkii shalay madaarka ku qooyey ayaa quluubtooda ka maydhay oo Land-taba inay magaceeda ka xanaaqaan baan ka baqaaya, tallow kii Laydh ahaana ma Rayaalaa sii xawishay si Indhoyartan Warancadde wato aanay waxba u arag. Cajiib. |
Jamhuuriya Online |
RESOURCE CENTRE OF DEMOCRACY, GOOD GOVERNANCE,TRANSPARENCY,ACCOUNTABILITY,AND HUMAN RIGHTS FOR EMERGING DEMOCRACIES IN THE HORN OF AFRICA AND THE MIDDLE EAST. THE BLOG IS TRI-LINGUAL: ENGLISH, SOMALI AND ARABIC. There is no democracy without effective opposition. And there is no effective opposition without free and independent media. CONTACT: samotalis@gmail.com
28 April, 2010
Dhanxiir iyo Deeq bixiyayaasha
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment