16 February, 2010

Dhanxiir , shirka deeqbixiyaasha iyo Idiris

Dhanxiir , shirka deeqbixiyaasha iyo Idiris

Maansha Allaah, Alleylehe Somaliland way dhaqaaqday kol hadii ay maantaba ceelka Hargeysa ku shirsanyihiin hay'adihii caalamku iyada oo la gorfaynayo sidii horumar loo gaadhsiin lahaa dalkan bulshadiisu aqoonsi la'aanta xabsiga ugu jiraan, wax kale odhan maayee Illaahay shirkaa kheyrkiisa ha ina siiyo oo gaaladda dhaqaalaha haysata ha inooga nixiyo.

Weger; Adeer; shirkan saska miidhan ah ee sidii dadka malakul-jibriil laga ilaalinayo ninkii musqusha galaba marka uu madasha ku soo noqdo lixdan jeer la baadhayo maan garane waxaad ka warantaa Tollaayeeyda Idiris Kiilo Berbera la dhex meeraysanyo iyo tilmaanta Dastuurka waa iyama.!!!? Qawlaysataynu nahay hadii sharcigu ka baydho Idiris iyo ragga xilka haya.



Jamhuuriya Online

No comments: