30 January, 2010

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS SIIlAANYO OO AROORTA ....

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS SIIlAANYO OO AROORTA 10 KA DIYAARAD KHAAS aHI HARGAYSA KEENAYSO

Images: Maxamed Ilkacase.JPGGudida qabanqaabada soo dhawaynta guduumiyaha xisbiga kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud siiranyo waxay idinku war galinayaan in uu gudoomiyihii xisbigu bari 10 subaxnimo soo gaadhi doono magaalada hargaysa iyadoo aykeeni doonto diyaarad khaasa oo ka soo qaadaysa garoonka diyaaradaha ee magaalada ADIS ABABA
markaa waxaa laydinka codsanayaa insidii qorshuha diyaargarawgu ahaa aad ugu soo baxdaan soo dhawaynta gudoomiyaheena.

No comments: