26 November, 2009

Shiikh Maxamed-Rashaad Allaha u raxmado



Shiikh Maxamed-Rashaad Allaha u raxmado Buurta Carrafa (Khamiis) Allaha u naxariistee, Shiikh Maxamed-Rashaad, oo ah Shiikh Soomaaliyeed oo caan ah ayaa maanta ku geeriyooday Mina, oo ka mid ah goobaha arkaanta xajka lagu guto, isaga oo gudanayay waajibaadka xajka. Dr. Maxamed-Rashaad Macallin Isaxaaq, waxaa uu ahaa Shiikh weyn oo caalim ah, oo dadka ku wacdiya cajaladaha, internetkaba iyo Masaajidda Yurub iyo Canada.

Wuxuuna ahaa Imaamka Masjidka ugu weyn magaalada Ottawa, oo ah caasimadda Canada. Wuxuuna Jaamacad ku taalla Canada, ka dhigi jiray maaddo la xiriirta Shareecada iyo caafimaadka.

No comments: