Mohamed Ali Farah oo maanta ku geeriyooday magaalada London
Allaha ha u naxariistee waxaa saaka ku geeriyooday magaalada London ee dalka UK, Marxuum Mohamed Cali Farah, oo ka mid ahaa asaaseyaashii ururkii SNM, isla markaana Xubin ka ahaan jiray barlamankii Soomaaliyeed ee lixadankii, wakhtigaa oo uu ka mid ahaa dhalinyaradii firfircooneyd ee xoriyadii lixadankii dhalisay.
Mohamed Cali Farah waxaan Ilaahey uga baryaya in u ka waraabsho Jannadii, isaga iyo muslimiinta kale oo dhan. Ehelkii, qaraabadii iyo dhamaan Ummada Somaliland na samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin
No comments:
Post a Comment