adal
http://saylicipress.net/2009/10/22/dahir-rayale-oo-xuukumada-jabuuti-kala-noqotay-jawaasyadii-ay-ugu-deeqday/
Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegay inuu Dahir Rayale noqday nin magac xumo iyo sharaf jab usoo jiiday bulshada qiimaha iyo aqoonta badan ee reer Awdal sidaasi darteed ay haboon tahay inuu is dego maadaama oo uusan marnaba dhacayn inuu ku guulaysanayo doorashada soo socota.
Dahair Rayale oo ah ninkii ugu aqoonta yaraa ee reer Awdal ku matala saaxada siyaasada ayaa waxay wararku sheegayaan inuu dawlada Faransiiska ka codsaday magangalyo siyaasadeed isaagoo ka baqaya in amaankiisu khatar galo marka doorashada lagaga badaiyo isagoon haysan wax taageeraha oo Bulshada reer Awdal ay siin doonto marka uu shacabka kusoo biiro.
Beesha caalamka ayaa la filayaa in ay qabato doorashada mudo ka yar laba bilood oo lagu kala nadiifin doono serevr-ka. Dahir Rayale oo xukuumada jabuuti ay ugu deeqday Jawaasyo reer Jabuuti ah si uu jagooyin muhiim ah ugu dhiibo niman ay wada shaqaystaan oo wadamada deriska kasoo jeeda ayaa xukuumada jabuuti ka muujisay walwal in la?isku haysto jawaasyada Dahir Rayale iyo qayskiisa dawladu u siisay.
Walalkan kaga soo kordhay dhinaca Jabuuti ayaa Rayale ku noqday lama filaan isagoo filayey in uu waji fiican ka haysto dhawr calooshooda u shaqayte oo kala xidhiidhay dhinaca Jabuuti.
iyo xukuumada Jabuuti oo nin xukuumada Jabuuti u qaabilsan arimaha Somaliland uu u dhexeeyey ayaa waxay ku fashilantay in hawlihii looga baahnaa inuu qabto uu ku guuldaraystay sidaasi darteed ay xukuumada Jabuuti cilaaqaad hoos ahaaneed la samaysatay xisbiga shacabka Somaliland ay aad ugu hanka wayn yihiin ee Kulmiye. Iyadoo xukuumada Jabuuti ku andacootay in Dahir Rayale uusan lahayn wax rajo ah inuu mar danbe matalo shacabka Awdal ama uu horkaco shacabka Somaliland
Jaabur Cabdulqadir

No comments:
Post a Comment