| Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa sheegay in 27ka Bishan September kadib aanay u aqoonsan doonin xukuumda talada haysa xukuumad sharci ah, isaga oo ku baaqay in laga tashado ciddii talada si kumeel gaadh ah u sii hayn lahayd. |
No comments:
Post a Comment