31 July, 2009

Aaska masiibo weyn oo ay ku naf waayeen reer 7 qof ah

Aaska masiibo weyn oo ay ku naf waayeen reer 7 qof ah, oo Soomaalida Sweden ku nooleed ahaa

( Somaliland.Org, Sweden) Magaalada Sweden ayaa manta waxa ka dhacay aas balaadhan, oo logu aasay musiibo weyn oo ay ku naf waayeen 7 qof oo soomaalida reer Iswiidhan ah. Todobada qof ee dhintay ayaa waxa ay kala ahaayeen hooyo, shan carruur ah oo ay dhashay iyo gabadh qaraabo ah.


BubbleShare: Share photos - Find great Clip Art Images.

http://samotalis.blogspot.com/

No comments: