13 April, 2009

Madaafiic lagu tuuray garoonka Muqdisho

Garoonka Muqdisho
Madaafiic ayaa lagu garaacay garoonka Muqdisho xilli uu ka duulayay mudane ka tirsan Aqalka Congress-ka, Donald Payne oo booqasho gaaban ku tagay magaalada Muqdisho.

No comments: