Posted in October 22nd, 2008
Waxaan Marka Hore Salaamayaa Dhamaan Shacabka Xalaasha Ah Ee Reer S/Land Meel Kasta Oo Ay Joogaan Marka Xigta Waxaan Salamaayaa Saxaafada Reer S/Land Kuwooda Dalka Iyo Dadkaba U Adeega.. Intaa Kadib Sida Aan La Wada Socono Waxa Jirtay Muda Hore Idaacad La Odhan Jiray HORYAAL Oo Noqotay Idaacadii Ugu Horaysay Dalka S/Land Laga Wada Dhagaysto.
Idaacad Oo Ay Aasaaseen Dhalin Yaro Reer S/Land Oo Wadankoo Jecel In Uu Haru Maro Isla Markaan Dadkoo Iska War Hayaan Oo Ay Helaan Idaacad Iyaga Matasha.. Idaacad Horyaal Oo Xukuumado Ku Eedaysay Xusbiga Kulmiye Oo Ay Gadhay Heer Xoog Military Lagu Galo Xarunta Xusbiga Kulmiye Ee Hargeysa Iyadoo Ay Sheegeen In Ay Idaacada Raadinayaan , Waxaana Arintaasi Ku Dhamaatay Fashil Kadib Markii Ay Waxba Waayeen Isla Markaana Dadkii Aad Ula Yaabeen Sababta Keentay In Xusbi Qaran Idaacad Ku Taal Dalka Debediisa Laga Raadiyo. Waxaana Markii Danbe Idaacadii Noqotay Mid Hana Qaada Oo Dadka Reer S/Land Guda Iyo Debedaba Dhagaystaan Isla Markaan U Mahad Naqaan Dhalin Yaradii Aasaastay Idaacada..
Muddo Kadib Idaacad Waxa Ku Yimi In Ay Hawlaheedii Hakad Galaan Qalabka Oo Dib U Hayb Iyo Balaadhin Casriayn Intaba Lagu Samaynaayey DaraadeedWaxaana Ay Hawda Dib Ugu Soo Noqotay Intii Aanay Bilaamin Diwaan Galinta Dadka Codkooda Bixin Doona Doorashooyinka Soo Socda, Iyadoo Idaacada HORYAAL Badeshay Mujadii Ay Ka Hadli Jiray Markii La Aasaasay, Waxaana Aad Ka Dhagaysan Kartaa 1-9885Khz Oo U Dhiganta SW-2—-31 METERBAND2- Digital Radio—————————–9.88 Iyadoo Maalinta Jimacaa Mooyee Lixda Maalmood Ee Kale Hawada Ay Soo Galayso 8:-30 Fiidnimo, Iyadoo Hortaal Kuula Diyaar Ah Barmaamujyo Xiiso Badan, Warar, Dodo, Waraysiyo, Waxaana Aan Filayaa Dadka Reer S/Land Meel Kasto Oo Ay Joogaan In Ay Dhagaysan Doonaan Idaacadaa Kaliya Wadankeena Gaadhay
Sacad Ciise Cumar
E-Mail F_Bihaary@Hotmail.Com
by lug in News
http://samotalis.blogspot.com/
No comments:
Post a Comment