via Saylicipress.net by gh on 10/08/08
Dhamaan dadweynaha reersomaliland ee ku dhaqan magaaladan London waxa la ogeysiinayaa in kulan lagu qaban doono xaafadda Neasdan ee galbeedka London gaar ahaan dugsiga John Kelly Boys' Technology College Crest Road, London NW2 7SN
No comments:
Post a Comment