U naxariista khalqiga Alle si Alle idiinku naxariisto. Waxa la yidhi sadaqaddu xataa qadar Alle wey baajisaa Insha Allah. Xanuunka, dhibta adduunyo iyo aakhiraba waa ka daawo. Waxay xataa ay baraakeysa cimriga...Waxaan halkan ku soo jeedinayaa inaynu jeebka gacanta galino oo aynu si deeqsinimo ah ugu gurmano dadkeena aabaruhu ku dhaceen. Aan ugu horeeyee waxaan bixinayaa bil mushaharkeed, waxaanan soo jeedinayaa in qof kasta oo digriito Madaxweyne lagu magacaabay oo Golaha Wasiiradu kow ka yihiin, La-taliyaasha, Agaasimayaasha Guud, Maareeyaasha, Badhasaabada, Ambaasadoorada, Guddoomiyaasha Hayadaha iyo Komishinada iyo cid kasta oo digriito lagu magacaabay, iyo dabcan Madaxweynaha iyo KU xigeenka, iyo seddexda Gole ee Shacbiga matala: Golaha Guurtida, Golaha Wakiilada iyo golayaasha Degmooyinka ee dhammaan ku tabarucaan bil mushaharkeed. Kolka intaynaasi oo ah hormoodka bulshadu taas yeelno waxa furmi doonta in bulshaweynta ooy kow ka yihiin ganacsatadu ay iyana gacanta fidin doonaan...Talooyin kale iyo faahfaahin ka dhegeyso videoga.
The refugees are joining a group of three million Somalis who face food shortages
UNITED NATIONS (AFP) - About 7,000 refugees have fled to Somalia from war-torn Yemen since a Saudi-led bombing campaign was launched, compounding the dire humanitarian situation in Somalia, a UN envoy said Wednesday.
Nicholas Kay, the special representative for Somalia, also warned the Security Council that vigilance was required to prevent Al-Qaeda-linked Shebab militants from getting fresh support from extremists in Yemen.
"We need to monitor closely and be able to respond to any sign that Al Shebab is benefitting from their links to extremist groups in Yemen," Kay told the 15-member council.
Somalia has received 7,000 arrivals from Yemen since late March when the Saudi-led coalition launched the air war. The vast majority of them are Somali refugees who have returned home, said Kay.
The refugees are joining a group of three million Somalis who face food shortages, of whom 730,000 are unable to meet their basic daily food needs.
"The humanitarian situation in Somalia remains alarming," said Kay.
Somalia s Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmake warned in late April that Al-Qaeda operatives from Yemen could use the cover of fleeing refugees to infiltrate Somalia and called for stringent screening of new arrivals as well as a renewed regional effort to defeat Shebab.
In the south of Somalia, Al-Qaeda-aligned Shebab militants still hold sway in much of the countryside, despite being pushed out of most towns by a coalition of African Union and Somali troops.
Several Shebab leaders have been killed in US drone strikes.
Kay called for regional cooperation to address the threat from the Shebab.


