Xulka Gobolka Maroodi Jeex oo ku Guulaystay Koobkii Kubadda Cagta ee Goboladda Somaliland iyo Halka Koobkii Kubadda Kolayga iyo Orodkiina Hore ay u Hantiyeen.
Xulka Gobolka Maroodi jeex ayaa markii labaad ku Guulaystay Koobka kubadda Cagta ee Gobollada Somaliland
Xulka Gobolka Maroodi jeex ayaa markii labaad ku Guulaystay Koobka kubadda Cagta ee Gobollada Somaliland iyada oo Gobolka Maroodi jeex Sanadkan ku Guulaystay Koobkii Kubadda Kolayga iyo Shantii Kaalmood ee ugu Horeeyay Tartanka Orodada Goboladda Somalialnd.
Madaxwaynaha Somaliland ayaa Gudoonsiinaya Goordhaw Xulka Gobolka Maroodi jeex Koobkii Goboladda, Xulkan oo Sanadka Guullo Waawayn ka soo hooyay Ciyaarihii ka socday Gobolka Togdheer ayaa la hoyday Dhawr libinood oo isbarkan, kuwaasi oo labada koob ee Kubadda kolayga iyo Cagtaba ka Qaaday Xulka Gobolka Hawd.
Gabiley News Desk
Burco Office
No comments:
Post a Comment