Copenhagen: Thrown off plane for reading about Islam |
RESOURCE CENTRE OF DEMOCRACY, GOOD GOVERNANCE,TRANSPARENCY,ACCOUNTABILITY,AND HUMAN RIGHTS FOR EMERGING DEMOCRACIES IN THE HORN OF AFRICA AND THE MIDDLE EAST. THE BLOG IS TRI-LINGUAL: ENGLISH, SOMALI AND ARABIC. There is no democracy without effective opposition. And there is no effective opposition without free and independent media. CONTACT: samotalis@gmail.com
31 January, 2011
Copenhagen: Thrown off plane for reading about Islam
MIISAANIYADDA 2011 WAXAY KA TURJUMAYSAA BARNAAMAJKII KULMIYE
Waxa ay maraysaa miisaaniyaddii 2011 dib-u-eegiddii ugu dambaysay inta ka horeysa ee lagu ansixin lahaa labada gole ee fulinta iyo sharcidejinta. Waxa se si wadajir ah Golaha Wasiiraddu isagu raaceen inaan lala sugin mushaharka shaqaalaha iyo ciidamada miisaaniyadda inteeda kale, iyagoo raacayaa soo-jeedinta Madaxweynaha oo fulinaaya balankiisii doorasho.
Waxa la ansixiyey mushaharka oo laban laabmay. Taas oon meel kale taariikhda casriga aan ka dhicin’waliba inagoo ku nool xili dhaqaalaha dunidu gaabis galay ( Recession)’ayna inoo dheertay ictiraaf la’aan iyo inagoon weli si dhab ah uga soo doogin burburkii iyo dagaalkii xorreynta dalka.
MAXAY AHAYEEN BALAMADKII KULMIYE EE DOORASHADU.WAA KUWAN KUWA SIDA CAD UGA MUUQDA MIISAANIYADDU:
1- Shaqaalaha iyo ciidamada oo mushaharka loo kordhiyo
2- Tacliinta oo kor loo qaado
3- Caafimaadka oo la kordhiyo
4-Dhalinyarada oo shaqo iyo bulsho ahaanba la daryeel
5- La-dagaalanka Musuqmaasuqa
6- Lacagta Burco oo la bedelo
7- Idaacad weyn oo dalka gaadha
8- Telefishan dalka gaadha
9- Derajada Ciidamada
10-Tayayeynta iyo Habaynta Shaqaalaha
11- Horumarinta Haweenka
Intaas oon u arko inay dhammaan muhiim yihiin, siday ay u kala horeyaana ayna ahayn siday u kala muhiimsan yihiin, waxay u baahan yihiin dhaqaale. Rumeyntoodana waxa laga dareemi karaa miisaaniyadda. Iyada oo lixda bilood ay xukuumaddu jirtay wax cad oo ina tusaaya in xukuumaddu ku socoto barnaamajkii Kulmiye ee lagu doortay aynu wax badan ka aragnay sida xilalka muhiimka ah ee dhalinta iyo haweenka loogu dhiibay, derajadii cidamada oo la soo uruuriyey maraysana marxaladii u dambaysay intaan lagu dhaqmin, aan u boqoolo dulucda maqaalka iyo dowrka miisaaniyaddu ku leedahay ka-midho dhalinta barnaamajkii doorasho ee Madaxweynaha,
Wasaaradda Maaliyadda oo dhaxashay khasnad madhan, miisaaniyad aan raadraac lahayn qayb weynina ay ka baxsantay dakhliga miisaaniyadda, iyo qorsho la’aan mid dheer iyo mid gaaban oo miisaaniyadda lagu saleeyo, ayaa si xilkasnimo ah, hawl-karnimo ah u guntatay inay qorsho-maaliyeed seddex sano ah u dhigto (Medium Term Fiscal Framework), taas ooy ka soo maanguuriso miisaaniyadda sanadkan, iyadoo wada-tashi ballaadhan la yeelatay wasaaradaha iyo hayádaha xukuumadda, isla markaasna baadhis ku samaysay ilaha dakhliga oo dhan, is-bedelna ku samaysay xafiisyada lacag uruurinta, Taas oo kor u qaaday dakhligii xukuumadda.
Iyadoo taas laga duulaayo ayaa miisaaniyadda culays lagu saaray balanadii iyo barnaamajkii xisbiga Kulmiye ee doorashada.Waxa tan ka dhashay in balamada kor ku taxan dhammaan la dhaqan-geliyo. Waxa kor u kacay ilaa seddex jibaar-ku-dhowaad miisaaniyadda Was.Waxbarashada iyo tacliinta Sare, waxa sidaa si leeg u kordhay Was. Diinta iyo Awqaafta. Waxa iyana si mug weyn loo kordhiyey Caafimaadka, Was. Ciyaaraha iyo Dhalinyarada.
Waxbarashada dugsiyada Hoose-Dhexe ee bilaashka laga dhigay waxay tahay mid taageero gaar ah u leh dhalinyarada iyo tacliintooda, sidoo kale ayaa korodhka Jaamacadaha iyo tababarada shaqaalahu yihiin qaar ku jihaysan dhalinta, isla markaas taakulinta Diintu waxay salka ku haysaa barbaarinta dhalinta iyo toosinta akhlaaq iyo nolasha bulshada.
Lama Iloobin Hooyooyinka oo labad daladood ee Nagaad iyo Now labaduba waxay ku suntanyihiin miisaaniyadda. Sidoo kale ayaa Sooyaal iyo Agoomaha loo taabtay.
Waxa haddaba is-weydiin leh, iyadoo intaas oo korodh ah, sanadkii ugu horeeyey la gaadhay oo weliba ay soo raacdo korodhkii Golayaashu isu kordhiyeen, sirtu halkay ku jirtaa?
1-Ugu horeyn weynu soo sheegnay in dadaal lexaad leh laga galay ilaha- cashuuraha oo guntiga loo xidhay soo-uruurin iyo la-dagaalanka inay dhexda ka siibato sidii caadado ahayd. Ku-talagalkuna waa in 45% ay korodho.
2- Waxa iyana la jaray khrashyadii loo arkaayey in laga maarmi karo. Waxa la yareeyey casuumadihii, martiqaadyadii, shiidaalkii, maalin-dhexee, socdaaladii debeda, qalab-xafiisyada aan mashiinada ahayn, (Office Supplies) iwm.
3- Waxa la jaray 69% Qasriga Madaxweynha iyo 49% kan Madaxweyne Xigeenka.
Dhinaca kale waxaynu ogeyn in Madaxtooyadii hore ay heli jirtay tuubooyin lacageed aan hoos iman miisaaniyadda ooy geli jirtay khrashyo iyana ka baxsan miisaaniyadda, taas oo la soo afjaray si loo helo nidaam ku dhisan la-xisaabtan iyo maamul-wanaag ( Accountability and Good Governess) waxa miisaaniyadda ku kordhay khrashyada Madaxooyada oo u badan dhinacyada Nabadda, Gurmadka, Ictiraaf doonka, maamul-wanaaga iyo lama filaanka. Waxa lagu saleeyey xaqiiqda la hayey iyadoo aad looga dooday, laguna dedaalay in dhan walba laga gaabiyo. Waana talaabo hor leh in la helo miisaaniyad madaxtooyadu leedahay bal se ay soo dejiyeen hawlwadeenadu ee ayna ahayn mid ka soo unkantay dusha.
Iyadoo dhowaan la hor-keeni doono Golaha Wakiilada kolka ay ka soo dhammaato Golaha Wasiirada, ayaan gartay inaan hor-dhacan idinla wadaago,kolkaan arkay in wargeysyada qaarkood ay bilaabeen faa’looyin miisaaniyadda la xidhiidha…tafaasiishuna waa inoo ayaan dhow iyo miisaaniyadda oo dhammaan idin soo gaadha.
Sidaas iyo nabad, waa inoo kulan dambe, Insha Allah.
Ahmed Hassan Arwo
La-Taliyaha Madaxweynaha
Dhaqaalaha, Ganacsiga, iyo Maalgashiga.
Qasiga Madaxtooyada
Hargeysa
Somaliland.
eci.advisor@ymail.com
http://samotalis.blogspot.com/
30 January, 2011
Elbaradei: No going back in Egypt - Middle East - Al Jazeera English
Mohamed Elbaradei, a leading opposition figure, has joined thousands of protesters in Cairo's Tahrir Square, in continued demonstrations demanding an end to President Hosni Mubarak's 30-year rule.The former head of the International Atomic Energy Agency told the crowd on Sunday night that "what we have begun cannot go back" referring to days of anti-government protests.Mohamed Elbaradei, a leading opposition figure, has joined thousands of protesters in Cairo's Tahrir Square, in continued demonstrations demanding an end to President Hosni Mubarak's 30-year rule.The former head of the International Atomic Energy Agency told the crowd on Sunday night that "what we have begun cannot go back" referring to days of anti-government protests.
http://samotalis.blogspot.com/
Live blog 30/1 - Egypt protests | Al Jazeera Blogs
From our headquarters in Doha, we keep you updated on all things Egypt, with reporting from Al Jazeera staff in Cairo, Alexandria, and Suez.
Live Blog: Friday / Saturday / Sunday
Anger in Egypt spotlight page / AJE Live Stream / Timeline / Photo Gallery / AJE Tweets
http://samotalis.blogspot.com/
29 January, 2011
BBC News - Egypt protests: Mubarak names Omar Suleiman as VP
Anger on the streets but President Mubarak remains in power
Continue reading the main story
Egypt Unrest
Analysis: Why Egypt matters
Live updates: Egypt unrest Live
Your stories: Day five
Egyptians losing fear of regime
Egypt's President Hosni Mubarak has named intelligence chief Omar Suleiman as his first ever vice-president as he struggles to regain control of the country.
http://samotalis.blogspot.com/
Mubarak names his deputy and new PM - Middle East - Al Jazeera English
Egyptian president Hosni Mubarak has appointed the country's head of intelligence to the post of vice-president, in a move said to be a reaction to days of anti-government protests in cities across the country.Omar Soliman was sworn in on Saturday, the first time Mubarak appointed a vice-president during his 30-year rule. Ahmad Shafiq, a former chief of air staff, was also appointed prime minister.But Al Jazeera's correspondents in Egypt have said that many of those on taking to the streets have demanded a total change of guard, as opposed to a reshuffling of figures in the ruling National Democratic Party (NDP).
http://samotalis.blogspot.com/
Somaliland seeks recognition by Zeinab Badawi
Somaliland seeks recognition by Zeinab Badawi |
|
USED vs LOVED
USED vs LOVED
While a man was polishing his new car,
his 4 yr old son picked up a stone
and scratched lines on the side of the car.
In anger, the man took the child's hand
and hit it many times not realizing
he was using a wrench.
At the hospital, the child lost all his fingers
due to multiple fractures.
When the child saw his father.....
with painful eyes he asked,
'Dad when will my fingers grow back?'
The man was so hurt and speechless;
he went back to his car and kicked it a lot of times.
Devastated by his own actions......
sitting in front of that car he looked at the scratches;
the child had written 'LOVE YOU DAD'.
The next day that man committed suicide. . .
Anger and Love have no limits;
choose the latter to have a beautiful, lovely
life & remember this:
Things are to be used and people are to be loved.
The problem in today's world is
that people are used while things are loved.
Let's try always to keep this thought in mind:
Things are to be used,
People are to be loved.
Watch your thoughts; they become words.
Watch your words; they become actions.
Watch your actions; they become habits.
Watch your habits; they become character;
Watch your character; it becomes your destiny.
I'm glad a friend forwarded this to me as a reminder..
I hope you have a good day no matter
what problems you may face
Egypt president dismisses cabinet
Egypt president dismisses cabinet

Egypt's President Mubarak defends the role of the security forces in suppressing protests which have left 26 dead, as he dismisses his government but refuses to stand down.
- Friday: Events and reaction
- Analysis: Why Egypt matters
- Britons warned over Egypt travel
- Army the deciding factor
- Battle for heart of Cairo Watch
- Egyptians losing fear of regime
28 January, 2011
Portsmouth: Councillor walks out on imam prayer
Portsmouth: Councillor walks out on imam prayer
|
Russia: Muslim convert named prime suspect for airport bombing
Russia: Muslim convert named prime suspect for airport bombing
|
Analysis: Why Egypt matters
Analysis: Why Egypt matters
By Roger Hardy Middle East analyst, Woodrow Wilson Center
There have been demonstrations in Cairo and several other cities
Continue reading the main story
Egypt Unrest
- Egypt unrest Live
- Egyptians losing fear of regime
- Can Mubarak be toppled?
- Egypt voices: 'Under siege'
If Egyptian unrest turns into an Egyptian revolution, the implications for the Arab world - and for Western policy in the Middle East - will be immense.
Egypt matters, in a way that tiny Tunisia - key catalyst that it has been in the current wave of protest - does not.
It matters because its destiny affects, in a range of ways, not only Arab interests but Israeli, Iranian and Western interests, too.
Egypt, the most populous Arab state, can help determine the thrust of Arab policies - whether towards Israel or Iran or in the perennial quest for Arab consensus on issues that matter.
Above all, the Egyptian state has traditionally had a strength and solidity that made its collapse seem unthinkable.
Even now, with so much that is uncertain, that state and its basic structures may survive - with or without Hosni Mubarak, the country's president for the last three decades.
Islamist wild card
If there is a power vacuum, who is likely to fill it?
Hosni Mubarak has been in power for three decades
Will the powerful military intervene to restore stability?
If they did, would the protesters accept such a scenario - or would they, like their Tunisian counterparts, keep up the pressure for radical change?
And - the wild card that troubles Western policy-makers most - could the Muslim Brotherhood, the country's Islamist opposition movement, somehow exploit the protests to come to power?
Right now, that scenario seems far-fetched. The Brotherhood is trying to jump on the bandwagon of a youthful and largely leaderless protest movement.
They are not in front. They are trying to catch up.
But the situation is volatile. New leaders - nationalist or Islamist, civilian or military - could emerge if the country is engulfed in chaos.
Regional consequences
If the Mubarak regime were to collapse - which is still a big "if" - the fall-out would affect virtually every key player in the region and every key issue.
• For Arab autocrats, it would signify the writing on the wall in a far more dramatic way than the fall of the Ben Ali regime in Tunisia.
• For Arab protesters, it would be a great boost, fuelling the idea that the region has entered a new era of "people power".
• It would deal a blow to an already enfeebled Middle East peace process. Egypt was the first Arab state to sign a peace treaty with Israel, back in the 1970s. A change of regime would alarm Israeli leaders and deepen the siege mentality among many Israelis.
• It would affect business confidence, regionally and even globally, especially if oil prices shot up.
• Finally, it would pose painful dilemmas for Western policy-makers who have long favoured gradual political reform in the region, fearful that the alternative could be the breakdown of stability and the rise of extremism.
Right now, Arab rulers and Arab citizens are glued to their TV screens, computers and mobile phones for news of how the drama is unfolding.
It will be some time before the smoke and tear gas settle, and the new face of this troubled region begins to come into focus.
Roger Hardy is a Middle East analyst at the Woodrow Wilson Center, Washington, DC
BBC
SELECTED COMMENTS FROM BBC..OF DEVELOPING NEWS FROM EGYPT..A NATION ON CHANGE.
2002: The Toronto Globe and Mail's Mark Mackinnon tweets: "The scenes from Cairo must be terrifying to those who rule in Damascus, Riyadh, Amman, Algiers and Tripoli."
- 1958: Mark Rees from Swansea writes: "One thing seems to be missing from the coverage: Where is Mubarak? Is he at the Presidential Palace? Is the palace under threat from the protests?" Have Your Say
- 1956: There seems little doubt the US administration is playing catch-up regarding the unfolding events in Egypt, and is in a very awkward position, blogs BBC North America Editor Mark Mardell. It is not ready to abandon its octogenarian ally of 30 years, but it is urging him to change and change quickly, he adds. This is all moving very quickly but at the moment both the White House and the US state department are being ignored by their allies, while not going far enough to make new friends. Read more of Mark's blog.
- 1949: Marsia Bealby from Lichfield writes: "I am deeply concerned about the Egyptian Museum in Cairo, and its immense archaeological treasure, since apparently there is a fire nearby." We are trying to stand up reports some protesters have formed a human chain outside the museum to protect its artefacts. Have Your Say
- 1946: Al Arabiya is reporting that the Egyptian army is moving to secure vital buildings in Cairo and Alexandria. Meanwhile, troops are on the streets in Suez, where protests are ongoing, looting has been reported, and up to five people are feared killed in the unrest.
- 1942: Ragnhild Holmas tweets: "The question is: Will the Egypt protests become a revolution, or will they be curbed and die, like the Green movement protests in Iran?"
- 1940: Tony, from Manchester, writes: "We could be seeing a popular uprising across the region against these one party regimes. Very much as we saw in eastern Europe 20 years ago. The difference being that the young people may not necessarily be looking west." Have Your Say
- 1938: Abu Aardvark tweets: "Anybody else hear that Mubarak address canceled due to 'sudden illness'? Trying to confirm."
- 1935: The US is reviewing its $1.5bn in aid to Egypt based on events unfolding in the country, an Obama administration official tells Reuters.
- 1933: Over at Reuters, there's an analysis of the financial damage of the current Egyptian crisis. It makes for grim reading, with Egypt's currency falling to a six-year-low, and the main stock exchange index dropping by nearly a third.
- 1928: Referring to the BBC journalist assaulted by police in Cairo today, the BBC's Peter Horrocks tweets: "I just spoke to Assad. In good spirits. Having X ray check up. He says it's vital journalists can report and news organisations protect them."
- 1920: The EU's foreign policy chief, Baroness Catherine Ashton, has called on Egyptian authorities to release demonstrators detained during the anti-government protests immediately, AFP reports.
- 1917: Jeremy Littau tweets: "The more I learn about how #Egypt protest has no leader, more I realize this is an uprising for the Internet age. Decentralized and social."
- 1911: The BBC has condemned the assault of one of its journalists by Egyptian security officials during today's disturbances in Cairo. BBC Global News Director Peter Horrocks said the attack on Assad Sawey was a deliberate assault by police. "The BBC condemns this assault on one of our correspondents by the authorities," said Mr Horrocks. "We shall be forcefully protesting this brutal action directly to the Egyptian authorities. It is vital that all journalists, whether from the BBC or elsewhere, are allowed to do their job of bringing accurate, impartial eye witness reports to audiences around the world without fear."
- 1908: The US advisory to its citizens in Egypt urges people to stay in their homes or hotels during their demonstrations, and to exercise caution, Reuters reports. It warns them not to try and travel to the US embassy in Cairo, noting security forces may block off the area.
- 1902: Suzanne Sallam from UK writes: "Still can't get hold of our families and friends in Egypt with all Internet and mobile networks down. Call on Mubarak to stop denying the people their rights. Violence is erupting badly. Gun shots heard in all live streaming videos." Have Your Say
- 1858: Medical sources are now telling Reuters at least five people have been killed in Cairo's protests.
- 1857: Washington advises American citizens to postpone any scheduled trips to Egypt, AFP reports.
- 1855: France appeals for calm, with Foreign Minister Michele Alliot-Marie calling for dialogue. Italy, too, has urged parties to reach a peaceful solution to the crisis.
- 1851: Sultan al-Qassemi tweets: "Egyptian student shows Al Arabiya year gas canister that says 'Made in USA'. 'How can we allow this in Egypt?'"
- 1845: The Associated Press reports that Egypt's national carrier, Egypt Airlines, says it has suspended its flights from Cairo for 12 hours. Inbound flights will be allowed to land, it adds.
- 1841: Reuters reports that 870 have been injured in Cairo during the day, citing medical sources.
- 1840: Al Jazeera saying that a convoy of presidential guard vehicles is driving through Cairo, reportedly heading for the state TV building.
- 1834: AP journalist Ashraf Sweilim in Sinai reports that Bedouins in the area have besieged a police station, and are asking for security forces inside to surrender. Also in Sinai, armed men have taken control of the road leading into the town of Rafah, reportedly taking a number of policemen as hostages.
- 1831: Sultan al-Qassemi tweets: "Protestors have stormed Egyptian TV building&have destroyed some equipment. Helicopter is arriving. #Jan25."
- 1826: Some support for the Mubarak regime from north of the border. "We believe that Egypt is going to overcome the current wave of demonstrations, but we have to look to the future," Time magazine quotes an Israeli government minister as saying.
- 1817: From BBC Arabic Correspondent Khaled Ezzelarab in the Egyptian capital: Military helicopters are roaming the skies of Cairo.
- 1815: Daniel Hussey tweets: "Egypt is the pivotal country for the region... Egypt goes, and the rest will follow." We'll be keeping an eye out for your messages and #jan25 tweets, so do get in touch if you have views to share.
- 1812: German Chancellor Angela Merkel has joined those urging the Egyptian government to allow peaceful protests. The stability of Egypt is extremely important, she says, "but not at the price of freedom of expression".
- 1810: An Egyptian film producer calls on the army to deploy troops around the world-famous Cairo Museum, close to where one of the main protests has been taking place. He tells al-Arabiya TV that not "one single soldier" is currently protecting the institution.
Protesters across Egypt defy curfew
Protesters across Egypt defy curfew | ||||||||||||||||||||
Buildings and vehicles set alight across the country as anti-government protests continue. Last Modified: 28 Jan 2011 17:55 GMT | ||||||||||||||||||||
A nighttime curfew has begun in the Egyptian cities of Cairo, Alexandria and Suez, after a day where thousands of protesters took the streets, demanding an end to Husni Mubarak's 30-year presidency. Al Jazeera's Ayman Mohyeldin, reporting from Cairo said that a building belonging to the ruling National Democratic Party was set ablaze along with several police vehicles. Firefighters did not appear to be on the streets, and the buildings continue to remain torched.
In the city of Suez, at least two people killed during ongoing demonstrations, and armoured vehicles were reportedly set alight. Correspondent Jamal Elshayyal also said that police stations were also set alight during protests. "This protest is not going to stop. They won't and can't trick the people again and give us some lame concessions. Hosni has to go," protester Mohamed Taha said after fleeing a police attack. The countrywide violence has so far left seven people dead. In response, the government had vowed to crack down on demonstrations and arrest those participating in them. It has blocked internet, mobile phone and SMS services in order to disrupt the planned demonstrations. Before Egypt shut down internet access on Thursday night, activists were posting and exchanging messages using social networking services such as Facebook and Twitter, listing more than 30 mosques and churches where protesters were to organise on Friday. Meanwhile, the United States says the situation in Egypt is of "deep concern" and is calling on Egyptian authorities to enact reforms and allow peaceful protests and open communications. PJ Crowley, a state department spokesman said on Friday that Egypt must respect the "fundamental rights" of its people and avoid violence.| | ||||||||||||||||||||
Poland: Church observes ‘Islam Day’
Poland: Church observes 'Islam Day' Poland's Roman Catholic Church is observing Islam Day, which closes the week of 'Prayer for Christian Unity'. |
Muslims to make up 8% of Europe's population in 2030
Pew: Muslims to make up 8% of Europe's population in 2030
The number of Muslims in Europe has grown from 29.6 million in 1990 to 44.1 million in 2010. Europe's Muslim population is projected to exceed 58 million by 2030. Muslims today account for about 6% of Europe's total population, up from 4.1% in 1990. By 2030, Muslims are expected to make up 8% of Europe's population. Although Europe's Muslim population is growing, Europe's share of the global Muslim population will remain quite small. Less than 3% of the world's Muslims are expected to be living in Europe in 2030, about the same portion as in 2010 (2.7%). |
Kent: "In the last few years it’s turned into Beirut"
Kent: "In the last few years it's turned into Beirut" Folkestone residents have spoken at their shock at the fatal stabbing of an Afghan man in the street last night. (source) |
APPLY: The post holder will be responsible for the management of Progressio's programme in Somaliland....
Country Representative - Somaliland |
The post holder will be responsible for the management of Progressio's programme in Somaliland, ensuring the delivery of programme plans ProgressioThe post holder will be responsible for the management of Progressio’s programme in Somaliland, ensuring the delivery of programme plans. S/he will have pivotal role in defining development policy and priority areas for Progressio's work in the country, working together with local partners, development workers and other stakeholders. Salary / benefits: See Terms and Conditions section as listed in the placement description Type of work: Accomodation Provided, Contract, Full Time Location: Hargeisa, Somalia Languages required: Somali Closing date: 16.02.2011 Date job appeared on the site: 27.01.2011 To apply: It is essential that you complete the application form in full, as very specific information is required and will be used to decide whether or not you will be short-listed for an interview. |
Soomaaliya ha taag darraato ama ha xoog weynaato waa cidda wax innaga dhexeeyaan ....
“Soomaaliya ha taag darraato ama ha xoog weynaato waa cidda wax innaga dhexeeyaan ee aynu u baahannahay in lala hadlo” "Jabahaddii SNM ee dalka qabsatay waxay heshiiska kula gashay USC iyo SMP in marka nidaankii Siyaad Barre laga guulaysto la dhiso dawlad loo dhan yahay..heshiiskaasna SNM oo dhan way isla ogayd” Cabdikariim Xinnif Hargeysa -Agaasimaha Maamulka iyo Lacagta Komishanka La-dagaallanka AIDS-ka Qaranka Somaliland (SOLNAC) Mr. Cabdikariin Axmed Xinnif, ayaa noqday masuulkii ugu horreeyey dawladeed ee si rasmi ah ugu dhawaaqa in aqoonsiga Somaliland ku xidhan yahay wadahadal lala galo Soomaaliya, isagoo arrintaas ku tilmaamay mid lama huraan u ah Somaliland. Qoraal uu saxaafadda talogalay Mr. Xinnif oo soo saaray shalay, ciwaanna uga dhigay ‘Aqoonsi-raadinta Somaliland halkee buu ka khaldan yahay?’ waxa uu ku sheegay in aqoonsiga Somaliland ku xidhan yahay wadahal lala yeesho dawladda taagta daran ee Soomaaliya, isagoo tusaale u soo qaatay Koonfurta Suudaan Eratariya iyo East Timor oo uu xusay inay beesha caalamka aqoonsi ka heleen, kadib markii ay wadahadal iyo heshiis la galeen dalalka ay ka madaxbannaanadeen ee Itoobiya, Indooniisiya iyo Suudaan. Agaasime Cabdikariin Axmed Xinnif oo bishii September 2010 Madaxweyne Siilaanyo magacaabay xilkaas, waxa uu qoraalkiisa ku sheegay in hoggaankii SNM ee dalka xoreeyey ay janhadihii USC ee uu Caydiid hoggaaminayey iyo SPM oo uu hoggaaminayey Axmed Cumar Jees ay heshiis kula galeen in marka Siyaad Barre xukunka laga tuuro Soomaaliya loo dhiso dawlad loo dhan yahay oo la isla oggolyahay, isagoo xusay in heshiiskaasi ahaa mid aan qarsoodi ahayn oo SMN oo dhan isla ogayd. Qoraalka Agaasimaha oo nuqul ka mid ah uu Jamhuuriya khadka internetka ugu soo diray shalay waxa uu isagoo dhammaystiran u qornaa sidan: “Tan iyo 1991kii waxa Somaliland haystey mushkilada ah aqoonsi la’aan dawladnimo oo ay baadi goob ugu jirto ilaa manta, ilaa haddana ma jiro aqoonsi u soo muuqda oo cid ugu yaboohday ama xataa ballanqaadyo ay dugasanayso oo aan ka ahayn Soomaaliya wadahadla oo ka heshiiya iyo xataa cidda ugu soo dhow oo tidhaa Afrika ka bilaaba. Aan ogaanno Somaliland haddaynu nahay waxaynnu doonaynaa ma aha in aynu aqoonsi u hello dhul la yidhaa Somaliland, taas cid waliba way inoo aqoonsan tahay, cadaw iyo nasteexba, balse waxaynu doonaynaa waa aqoonsi dawladnimo, aqoonsiga dawladnimo iyo aqoonsiga dhulkuna way kala duwan yihiin oo waa kala laba. Tusaale ahaan; wufuudda faraha badan ee nooc walba leh ee inoo imanaysaa waxay imanayaan dhul la yidhaa Somaliland, laakiin uma soo qasdiyayaan dawlad la aqoonsan yahay oo la yidhaa dawladda Somaliland. Hadday intaa ka sii dhiirradaan waxay ku dhawaaqaan ‘’maamulka Somaliland,’’ taasna waxaynnu kala mid nahay maamullo kale oo Soomaaliya ka jira. Xataa waxa jira ummado kale oo ay sidaa ula dhaqmaan ama kelmadahan oo kale u isticmaalaan sida Falastiin iyo Taiwan oo kale. Falastiin waxa loo aqoonsan yahay dal, Taiwan waxa loo aqoonsan yahay dal, haddana midkoodna looma aqoonsana dawlad madax bannaan oo gaar ah sideenna oo kale. cidna uma aqoonsana dawlad, waxa ay rabaanna waa in loo aqoonsado dawlad madaxbannaan. Haddaba, su’aasha jawaabta u baahani waxay tahay: 1. Ma caalamka ayaa ina hortaagan oo aan doonayn in aynnu Soomaaliya kala go’no? 2. Ma Soomaaliyada aan nidaanku marna ka hanaqaadin ayaa ina hortaagan oo ina haysata? 3. Ma innaga ayaa meel khaldan ka raadinayna aqoonsiga dawladanimo? 4. Mise wax kalaa khaldan? Labaatan sannadood inaynnu dawladnimo raadinaa oo aynnu weynaa waa wax aad u adag. Aan isu eegno dawladaha ka go’ay dalalkii ay ka tirsanaayeen ee la aqoonsaday sida Ereteria, East Timor, Koonfurta Suudaan iyo kuwa la midka ah dariiqa ay u mareen ee ku guulaysteen inay noqdaan qaran madaxbannaan oo la aqoonso iyo dariiqa aynnu marnay welina ku taagannahay waxay ku kala duwan yihiin. Sidoo kale aan eegno dariiqa ay mareen kuwa aqoonsi-raadiska ah sideenna ee aan weli la aqoonsan dariiqa ay mareen ee aanay weli aqoonsiga ku gaadhin. 1. Aan soo qaadanno jabhaddii Ereteriya, way ka awood badnayd jabhaddii Tigreyga ee Itoobiya qabsatay, jabhaddii Eriteriya ayaana caawisay tii Tigreyga markii ay Itoobiya qabsanaysey. Ciidan xooggan oo Ereteriyaan ah ayaa la socdey jabhaddii tigreyga ee Itoobiya qabsatay. Intii aanay qabsan dalalka ay kala haystaan labada jabhadood waxay heshiis ku soo galeen in shacabka Ereteriya marka nidaamkii Mingiste laga guulaysto ee dalka laga saaro laga qaado afti lagu weydiiyo inay qaranka Itoobiya ka sii mid ahaanayaan iyo inay ka go’ayaan oo qaran madaxbannaan noqonayaan, taas ayaana la fuliyey, reer Ereteriyana ku doorteen inay noqdaan qaran goonni ah, ciddii ugu horraysey ee aqoonsatayna waxay noqotay dallkii ay gao’een ee Itoobiya. Halka innaga jabahaddii SNM ee dalka qabsatay ay heshiiska kula gashay jabhadihii USC ee uu hoggaaminayey Caydiid iyo jabhaddii kalee SPM ee uu hoggaaminayey Axmed Cumar Jees in marka nidaankii Siyaad Barre laga guulaysto la dhiso dawlad loo dhan yahay oo laysla oggolyahay, waana halkaas meesha khaladkii u horreeyey ka dhacay. Qodobka lagu heshiiyey ee laysla ogaa muu ahayn in laba dal la kala noqdo.Waxaan odhan karaa wuxuu ahaa jaanis waqtigii uu ku habboonaa la lumiyey, waana wax SNM oo dhan isla oggolayd oo muu ahayn heshiis qarsoodi ah oo cid gaar ah gashay. 2. Jabhaddii SPLA ee la dagaallamaysey Suudaan iyaduna aakhirkii waxay ku gebegebaysey dagaalkii ay kula jir tey dalkaasi inay wadahadal ku dhammaystaan ciddii wax ka dhexeeyeen, kaas oo aakhirkii keenay in labadii dhinac ku heshiiyeen 1995kii lix sanno kaddib afti laga qaado dadka reer koonfureedka ay ku doortaan masiirkooda, taasoo aakhirkii dhacday 9/1/2011, waxaanay noqotay ciddii ugu horraysey ee ku dhawaaqda aqoonsigooda ciddii ay kala go’ayeen oo ah Suudaan inteedii kale. 3. East Timor markii ay wadahadal isula oggolaadeen dawladda Iindooniisiya ee ay ka tirsanayd inay kala go’aan ee iyadu aqoonsatay ayaa ka mid noqotay dawladaha caalamka ee la ictiraafsan yahay. 4. Taiwan ilaa waqtigan oo ay lixdan jirsanayso waxa hortaagani waa dalka Shiinaha oo aan oggolayn inay ka go’do, waxan uga jeedaa waa cidda wax ka dhexeeyaan. aynnu wax ka baranno waddamada sideenna oo kale ahaa ee maanta dawladaha caalamka ee la aqoonsan yahay ka midka ah iyo jidka ay u mareen xasilinta wixii ay rabeen. Khaladka 1960 dhacay wuxuu ahaa hoggaamiyaashii waqtigaas ayaa si khaldan u maamulay midowgii labada dal ee bilaa shuruudda ahaa ee aan u akayn laba dal oo midoobey, balse u ekaa dal mid ahaa oo xornimadii gobolladiisi kala yara dambeeyeen. Midnimadu sideedaba marka loo eego waxa laga yaabaa inaanay khalad ahayn, hoggaamiyayaashii waqtigaas ayaa ku guuldarraystay inay dadweynaha ku qanciyaan in heshiis lala galo dhinacii koonfureed ee wax laysku darsanayey, caaddifaddii shicibka ee Soomaliweyn ayaa iyagana hagtey oo ay ka ho riman kari waayeen, iyadoo taas ay dheerayd mushkiladda siyaasiyiinta ee haddii cid sida saxda ah u fekerto, ciddii ka soo horjeeddey ay si kale u dhigayso. Waxaan hubaa in haddii hoggaanka SNM ee Caydiid heshiiska la gelayey odhan lahaayeen hadhow waxaynu noqonaynaa laba dal oo kala goonni ah, ay qaar kale oo ka mid ah siyaasiyiintii SNM ku dhaleecayn lahaayeen oo odhan lahaayeen dalkaa la kala goynayaa, taasina waa ta keentay cabsida ah in aan la soo hadal-qaadin. Maanta waxa xaqiiqo ah haddii ciddii siyaasiyiin dalka ka mid ah ee soo jeedisa in maamullada itaalka daran ee Soomaaliya aynu ka dhammaysanno oo kala heshiinno inaynnu kala go’no oo aan u arko sida saxda ah, qaar kaloo ku xumaynayaa odhanayaan hayaay wuxuu kaasi innagu wada Soomaaliya,. Sidaa darteed, qaddiyaddani waa mid lala kala gabbanayo, mana jiro sidaan filayo siyaasi in uun garasho ku laaban tahay oo dafiraya in arrinta aqoosigeennu ku xidhan yahay in maamulka Soomaaliya lala hadlo oo lagu heshiiyo aynu laba dawladood kala ahaanno jaarnimo wanaagsanina haynaga dhexayso, laakiin waa arrin ciddii soo hadal qaaddaa ka baqayso in shacabka laga horkeeno. Aynu ogaanno shacabku waa kii 1960kii laga horkeenay qoladii tidhi aynnu midnimada u kaadinno oo yeynaan ku degdegin, maantana waxa laga horkeenayaa cidda tidhaa aqoonsigu cidda uu innagaga xidhan yahay aynu kala hadallo. Maxaa innaga hortaagan sida dawladaha kaleba aynu u leenahay na aqoonsada in aynu Soomaaliyana ku nidhaahno na aqoonsada? Waxa dad badan had iyo goor yidhaahdaan cid lala hadlo marka la helo ayaannu la hadlaynaa, taasina khatarteeda ayay leedahay marka Soomaaliya nidaam awood lihi ka dhismo waxa suurtogal ah weliba ay u dhowdahay in cidba kula hadli weydo oo ku dhegaysan waydo. Waxa lala hadli karaa oo cid uun ku dhegaysan kartaa inta maamul aan awood lahayn oo haddana caalamku dhegaysanayaa jiro. Hadalkaasi wuxuu dhinaca kale ka caddaynayaa in haddii la helo cid lala hadlaa diyaar loo yahay in lala hadlo, mana cadda waxa lagala hadlayaa, waa inuu waadix noqdaa shayga lagala hadlayaa wuxuu yahay, waana inuu noqdaa is aqoonsi iyo jaarnimo sidii laba dal kala ahaan jireen. Waxaan ku soo gebagebaynayaa maqaalkan Soomaaliya ama ha taag darraato ama ha xoog weynaato waa cidda wax innaga dhexeeyaan ee aynu u baahannahay in lala hadlo oo lagu yidhaa faraha naga qaada oo weliba idinku ugu horreeya cid na aqoonsata, intaa kadib ayaa iyagana arrintooda wax lagala qaban karayaa. Haddaba, kuma ayuu noqon doonaa siyaasiga ka badheedhi kara arrintaas ee odhanaya aynu ka wadhadallo sidii aynu u kala go’i lahayn ee laba dawladood oo jaar ah u noqon lahayn? Waxaan filayaa in taasi lama huraan noqonayso goor ay noqotaba, haddaan Rabbigeen ferej kale inoo furan isagaa awoodda lehe,” ayuu qoraalkiisa ku soo gunaanaday Agaasimaha maamulka iyo lacagta SOLNAC. Jamhuuriya Online |





