20 February, 2012

War Deg dega Markab u Rarnaa Ganacsto Reer somaliland oo Budhcad badeed ka fduubtay Biyaha Cumaan

War Deg dega Markab u Rarnaa Ganacsto Reer somaliland oo Budhcad badeed ka fduubtay Biyaha Cumaan

Markab Siday Badeecooyiaka loo yaqaan Bagaashka oo u socday Marsada Baraba oo Goordhawyd Ugacan galay Budh cadbadeed Somaliya..
Markabka lagu magacaabo LAYLA Oo u Rarnaa Ganacsto Reer Somaliland ah oo laga afduubay isgoo maraaya biyaha Cumaan -

Warkan oo aan Goordhawayd ka helay Magaalda DUBAI ayaa sheegaya in uu siday Badeecada loo yaqaan Bagaashka kuna sii jeeday Marsada BERBERA Wixii ka soo Kordha kala Soco Websaydka Caalimga ee Gabilaynews.

abdirahman
dhore77@gmail.com http://samotalis.blogspot.com/

No comments:

Post a Comment