19 December, 2010

HANBALYO AROOSKA: Hana Cabdilaahi Xuseen Miyir & Dr. Cabdirasaaq Ciise

Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax.

1. Aabbe Cabdilaahi Xuseen Miyir
2. Hooyo Luul Sheekh Cabdilaahi Xaddi
3. Ibraahim Xamud Miyir iyo Xaaskiisa
4. Cabdulqadir Xamud Miyir iyo Xaaskiisa
5. Cabdi Xuseen Miyir iyo xaaskiisa
6. Canab Xuseen Miyir iyo caruurteeda
7. Muumina Xuseen Miyir iyo caruurteeda
8. Maxamad Xamud Miyir iyo Xaaskiisa
9. Cabdilaahi Askar Ibrahim iyo Xaaskiisa
10. Xassan Maxamuud Cige iyo Xaaskiisa
11. Libaan Yaxye Ibrahim Warsame iyo Xaaskiisa
12. Haybe Idiris iyo Xaaskiisa
13. Cumar Cige iyo Xaaskiisa
14. Cabdilaahi Yussuf iyo Xaaskiisa
15. Naasir Aadan Aareeye iyo Xaaskiisa
16. Aadan Axmad Warsame iyo Xaaskiisa
17. Maxamad Miigane Nuur iyo Xaaskiisa
18. Yaxye Abdilaahi Aamin iyo Xaaskiisa
19. Mohamad Yusuf iyo xaaskiisa
20. Maxamad Jameeco iyo Xaaskiisa
21. Maxamed Muuse Warsame (Baarliin)
22. Cabdulfataax Nuur Aamin
23. Axmad Nuur Aamin
24. Cabdulcasiis Sheekh Faarx
Dadkaas oo dhamaantood kala deggen Dalalka Ingiriiska, Maraykan,
Canada, Finland, Djibouti, Dalka Isu Tagga Imaaraadka Carabta iyo
Somaliland waxay hanbalyo iyo Duco, u dirayaan Hana Cabdilaahi Xuseen
Miyir & Dr. Cabdirasaaq Ciise oo arooskudu ka dhacay magaalada Cardiff
ee dalaka Ingiriiska Bishan December 18 keedii. Waxayna leeyihiin
Ilaahay ha ka dhigo kuwii isku raaga, ubad khayr lena eebbe kala
siyiiyo. Aamiin, aamiin….
Reerkii lagu nastee lagu nagaadee wada jiree nabad gala Alahayow idinka yeel.

No comments: