| Dhanxiir iyo Shahaado sharfta Siciid Sulub Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa 'sir ma qabe Allaa u sahan ah.' Qaraxyadan, dilalka shirqoolada ah, miinooyinka meelahaa la dhigdhigo in xukuumadda iyo saraakiisha ammaanku ka dambeeyaan maanta ayey cadaatay, kol hadii uu taliyaha saldhigii Laascaanood ee la qarxiyey isaga oo naftiisa u baqanaya masaajid kaga dhex dhawaaqay in saaraakiisha boolisku fidnada oo dhan wadaan. Weger; Adeer; maalintii taliyaha sirdoonka Sool la xidhay ayuu ummadda tuhunkii ka baxay oo wax waliba cadaadeene iga daa warkoodoo waxaad ka warantaa tii shahaado sharaf ahayd maxay dhimatay, bal eega Siciid Sulub-kan dhulkii danta guud feentay ee biriijkii Hargeysa u qaawan yahay ee lagu tisay, mise tallow waa loo qariyee waa tii boobka hantida. |
Jamhuuriya Online |
RESOURCE CENTRE OF DEMOCRACY, GOOD GOVERNANCE,TRANSPARENCY,ACCOUNTABILITY,AND HUMAN RIGHTS FOR EMERGING DEMOCRACIES IN THE HORN OF AFRICA AND THE MIDDLE EAST. THE BLOG IS TRI-LINGUAL: ENGLISH, SOMALI AND ARABIC. There is no democracy without effective opposition. And there is no effective opposition without free and independent media. CONTACT: samotalis@gmail.com
24 January, 2010
Dhanxiir iyo Shahaado sharfta Siciid Sulub
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment