Badalka badhasaabka ayaa kusoo beegmay wakhti gobolka Gabiley ka taagan tahay...
Badhasaabka Gabiley Cali Aw Aadan Meecaad ayaa saxaafada gobolka Gabiley u xaqiijiyay inuu jiro badalkaasi warqadana uu gacanta ku haysto, xilka uu tirin doono maalinta loo cayimo.
Badalka badhasaabka ayaa kusoo beegmay wakhti gobolka Gabiley ka taagan tahay xaalado colaadeed.
Wixii warar kasoo kordha bedelida badhasaabka gobolka Gabiley kala soco Gabiley News.
Gabiley News Office
Gabiley Somaliland
contactgabiley@yahoo.com
http://samotalis.blogspot.com/
No comments:
Post a Comment