DAAWO: Heestan oo ah mid cusub oo lagu ladhay sawiradii laga diyaariyey safarkii ay dhawaan ku yimaadeen dalka Sweden hogaanka xisbiga kulmiye ayaanu jeclaysanay in aanu halkan idiinku soo gudbino. waxaa isku dubariday Cabdiqaadir Qaasim oo ah tafatiraha Warya TV oo ay xaruntiisu tahay magaalada Stokholm ee xarunta dalka Sweden. daawsho wacan |
No comments:
Post a Comment