RESOURCE CENTRE OF DEMOCRACY, GOOD GOVERNANCE,TRANSPARENCY,ACCOUNTABILITY,AND HUMAN RIGHTS FOR EMERGING DEMOCRACIES IN THE HORN OF AFRICA AND THE MIDDLE EAST. THE BLOG IS TRI-LINGUAL: ENGLISH, SOMALI AND ARABIC.
There is no democracy without effective opposition. And there is no effective opposition without free and independent media.
CONTACT: samotalis@gmail.com
11 February, 2015
Talo, Tilmaan, Tusaale, iyo Toosin 5
Reer waliba markuu shiro waa calaacal iyo reeraha kale wey mideysan yihiin, innaga mooyee inta kale siyaasigoodu waxbuu taraa iyana wey ka dambeeyaan..innaga ninkaana ragga ah weynu cunaa, ka dabo qaylinaa...hadda waa reer kasta hadalka shirkooda u gunta ah..waa ayo haddaba kuwa kale ee la sheegayaa..yaaaab. Reerka laftiisu waa jilib jilib mid walibana sida beesha iyo reerka guud ayuu u calaacalayaa waxuuna wax ka tirsanyaa jilibada kale ee ay isku beesha yihiin..Ila dhegeyso tafaasiil intaas dheer iyo waxaan u soo joogay...Waxa cad kolka reer waliba keligii u cabanaayo inayna jirin cid macaash ku qabta oon ahyn dad faro ku tiris ah oo reer walba ka soo jeeda ha loo kale batee. Bulshoweynta Somaliland qarannimaa u dan ah. Danta guud ayey horumar ku gaadhi kartaa.
No comments:
Post a Comment