SAMOTALIS

RESOURCE CENTRE OF DEMOCRACY, GOOD GOVERNANCE,TRANSPARENCY,ACCOUNTABILITY,AND HUMAN RIGHTS FOR EMERGING DEMOCRACIES IN THE HORN OF AFRICA AND THE MIDDLE EAST. THE BLOG IS TRI-LINGUAL: ENGLISH, SOMALI AND ARABIC. There is no democracy without effective opposition. And there is no effective opposition without free and independent media. CONTACT: samotalis@gmail.com

27 November, 2011

Saylac: Biyihii Badda oo Magaaalada kusoo Fatahay

Axad, 27 November 2011
Saylac: Biyihii Badda oo Magaaalada kusoo Fatahay

Ugu 50 guri ayaa waxa harqiyey biyaha badda ee magaalada Saylac, kadib markii uu dumay difaac ciid ka sameysnaa oo halkaa ku yaallay


Ismaaciil Xuseen Farjar | Hargeysa

Ugu 50 guri ayaa waxa harqiyey biyaha badda ee magaalada Saylac, kadib markii uu dumay difaac ciid ka sameysnaa oo halkaa ku yaallay.

Dadka magaalada ayaa ka cabanaya in dhawaanahanba ay bishu sidaas oo kale magaalada ugu soo fatahayeen. Dadku waxay dawladda Somaliland ka codsadeen in ay taageero la gaarto.

Warbixinta oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

      http://samotalis.blogspot.com/
    at 3:07 PM
    Share

    No comments:

    Post a Comment

    ‹
    ›
    Home
    View web version
    Powered by Blogger.