11 November, 2011

Cinwaanka shirka Madaxweynaha iyo Jaaliyadda Soomaliland UK


Madaxweynaha Somaliland waxuu kula hadlaayo Jaaliyada magaalada London, cinwaanka Huteelka uu shirku ka dhacaayo iyo saacada uu bilaab maayo, Waana tan.

Saacada: 17:00-22:00

Taariikkhda: 12.11.2011

Goobta 45 Prescot Street, London E1 8GP

Haddaba wixii faahfaahin ah waxaad kale soo xidhiidha telefoonada hoos ku xusan.
Mobiles: 07931821364---07976409036-----07961131014

Hadhwanaagnews.Com


  http://samotalis.blogspot.com/

No comments:

Post a Comment