| Borama-(Lug)-Gudida ilaalada hantida qaranka ayaa umuuqata kuwo kusoo qulquli doonta guud ahaanba gobolka Awdal kadib markii goobo kala duwan ay dadwaynaha kumamay boobka hantida qaranka kula kaceen hantida qaarkeed sida dhulka dawliga ahaa iyada oo wali isa soo tarayo boobka hantida qaranka maaha mid ay laba cali kuwada marmayso inay ka hirgashay qaybsiga dhulka dawlada iyo meelaha danta guud oo ahaa in laga wada gaashaanto. |
RESOURCE CENTRE OF DEMOCRACY, GOOD GOVERNANCE,TRANSPARENCY,ACCOUNTABILITY,AND HUMAN RIGHTS FOR EMERGING DEMOCRACIES IN THE HORN OF AFRICA AND THE MIDDLE EAST. THE BLOG IS TRI-LINGUAL: ENGLISH, SOMALI AND ARABIC. There is no democracy without effective opposition. And there is no effective opposition without free and independent media. CONTACT: samotalis@gmail.com
No comments:
Post a Comment