07 September, 2012

War Deg Deg Ah: Guddida Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqay Liiska Tartamayaasha Madaxtinimada Goor Dhawayd

War Deg Deg Ah: Guddida Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqay Liiska Tartamayaasha Madaxtinimada Goor Dhawayd

Muqdisho (Halbeegnews)– Guddida diiwangelinta iyo doorashada madaxtinimada Soomaaliya ayaa goor dhawayd shir jaraa’id oo ay qabteen waxay ku shaaciyeen liis dheer oo ay ku qoranyahiin 25 xubnood oo u tartamaya doorashada madaxtinimada Soomaaliya, liiskaasi oo goor dhawayd loo soo gudbiyey xafiiska war-qabadka Halbeegnews ee magaalada Muqdisho ayaa wuxuu u dhigna sidani:


  1. Cabdiraxmaan Macalin Cabdullaahi Baadiyoow
  2. Cabdiwaaxid Cilmi Cumar Goonjeex
  3. Cadbullaahi Axmed Caddoow
  4. Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas
  5. Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo
  6. Axmed Ismaaciil Samatar
  7. Xasan Shiikh Maxamuud
  8. Shariif Shiikh Axmed
  9. Yusuf Garaad Cumar
  10. Cumar Salaad Cilmi
  11. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi
  12. Bashiir Nuur Xasan
  13. Xaaji Maxamed Ismaaciil Yaasiin
  14. Cabdulqaadir Cosoble Cali
  15. Cabdiraxmaan CabdiShakuur Warsame
  16. Xuseen Khaliif Jaamac
  17. Maxamed Axmed Saalax
  18. Salaad Cali Jeelle
  19. Ibraahim Cali Xuseen
  20. Saciid Ciise Maxamuud
  21. Cismaan Maxamed Gacal
  22. Maxamed Cabdullaahi Oomaar
  23. Maxamed Cabdiweli Shiikh Yusuf
  24. Maslax Maxamed Siyaad Bare
  25. Sakariye Xaaji Maxamuud Cabdi

halbeegnews




http://samotalis.blogspot.com/

No comments: